Laftagareen oo xariga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee degmada Diinsoor (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Md, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta xarigga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee Degmada Diinsoor ee Gobolka Bay. Munaasabad ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee XFS, Xubna ka tirsan Wasiirada Dowlad Goboleedka K/Galbeed, Agaasimaha Laanta 3aad ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, K/xigeenka Agaasimaha Waaxda Howlaha ee … Continue reading Laftagareen oo xariga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee degmada Diinsoor (Sawirro)